Madaxweyne Deni oo ka hadlay Aragtidiisa Golaha Iskaashiga Dowlad goboleedyada

Madaxweynaha cusub ee maamulka Puntland Saciid Cabdulaahi Deni oo Wareysi siiyay Idaacada BBC-da ayaa kaga hadlay arimo badan ay kamid yihiin muranka kala dhaxeeya Soomaaliland iyo sida uu u arko golaha Iskaashiga dowlada goboleedyada. Madaxweyne Saciid Deni ayaa sheegay in maamulka dariska la ah Soomaalilnad ay kusoo xadgudbeen kuna soo gardoodeen deegaanada Puntland, waxa uuna … Continue reading Madaxweyne Deni oo ka hadlay Aragtidiisa Golaha Iskaashiga Dowlad goboleedyada